(Sawirro) Arday labadiisa Macalin ku dilay Faas iyo Mindi oo xukun adag lagu riday

Maxkamad ku taalla magaalada Malmö ee dalka Sweden ayaa wiil 18-sano jir ah ku heshay danbi ah inuu dil u geystay labo macalin oo wax ka dhiga dugsiyada dalkaas Waxaa lagu xukumay xabsi daa’in inta noloshiisa ka hartay. Ardayga la xukumay oo lagu magacaabo Fabian Cederholm ayaa noqday 18-sano jirkii ugu horeeyay ee lagu xukumo … Continue reading (Sawirro) Arday labadiisa Macalin ku dilay Faas iyo Mindi oo xukun adag lagu riday